Sacuudi Carabiya
Boqortooyada Sacuudi carabiya
ﺔﻜﻠﻤﻤﻟﺍ ﺔﻴﺑﺮﻌﻟﺍ ﺔﻳﺩﻮﻌﺴﻟﺍ
al-Mamlaka al-ʻArabiyya as-
Suʻūdiyya125px-Flag_of_Saudi_Arabia.svg
Calan

Astaanta Calanka
“Aash Al Maleek ”
“boqorka hanoolaado”250px-Saudi_Arabia_in_its_region.svg
Caasimada
Riyadh
Luuqada(ha) Looga hadlo
Af-Carabi

Boqor
Cabdullahi bin Cabdul Casiis

Ra’iisul wasaare
Naiif Bin Cabdul casiis
K
Area

Total
2,149,690 km2 (14th) km²
830,000 sq mi sq mi

Biyo (%)
micno la aan
Cadadka Dadka

2010 qiyaas
27,136,977 2
Lacagta
sacuudi riyaal (SAR)
Wakhtiga
DST
Sacuudi Carabiya ama Boqortooyada
Sacuudi Carabiya ( Af-Carabi ﺔﻜﻠﻤﻤﻟﺍ
ﺔﻴﺑﺮﻌﻟﺍ ﺔﻳﺩﻮﻌﺴﻟﺍ ) waa wadan weyn oo ku
yaalo qaarada Aasiya, gaar ahaan
mandiqada bariga dhexe . waxeena xad
lawadagtaa, wadamada Ciraaq , Urdun ,
Kuweeyt , Qatar, Baxrayn, Yemen iyo
Imaaraatka carabta . Waxaa kale oo xad
lawadaagaa Gacanka faarisiga , oo kaga
dhegen dhinaca Woqooyi Bari iyo
Baddacas oo Galbeedka ka xigta. Dadka
degan sacuudi carabiya waxee gaaraayaan,
in ka badan 27 miliyan oo qof, wadanka
weeninkiisa neh waa 2,149,690 km2.
sacuudiga waxaa xakumo boqotooyo,
waxeena mararka qaar tagaan ama ku
tukadaan meelaha oo dadka kale loogu
tala galin sida kacbada. Wadanka Sacuudi
carabiya waxaa sameeyay nin la dhihi jiray
Cabdul Casiis al Sacuudi sanadka marka oo
ahaa 1902. sanadka marka oo ahaa 1932ii
waxoo loo ogolaaday boqortinimada asiga
iyo eheladiisa ayaga oo degan magaalada
Riyaadh . wadanka sacuudi carabiya waa
wadanka aduunka ugu saliid soo saarka
badan, ayaga oo 90% wax soo saarkooda
oo yahay saliida ceeriinka ah. wadanka
saliida waxoo ka helaa dhaqaale aad u
xoogan, oo 75% daboosho dhaqaalaha
wadanka dhan helo. Sacuudi Carabiya waa
wadan oo ka jiri xornimo, marka la fiiriyo
dhinaca dumarka.
Taariikh
Sacuudi caabiya waxee ka mid tahay
wadamada Adoonta lahaan jirtay, wadanka
sacuudiga waxaa la sameeyay sanadka
marka oo ahaa 1902, ninka sameeyay neh
waxoo ahaa Ibn Sacuudi, waxoona
Boqortooyada sacuudiga noqday sanadka
marka oo ahaa 1932, ninkaan waxoo
lahaan jiay ciyaal 5o ka badan. Wiilkiisa
ayaa boqortooyo ka noqday Sacuudiga
sanadka marka oo ahaa 1964tii, waxaa la
dhihi jiray Faysal bin Cabdul Casiis Al
sacuudi, ninkaan waa ninka keenay
adoomada, waxoona sacuudiga ka
sameeyay waxbarasho iyo dhinaca
caafimaadka ee isbitaalada. Siyaasiinta
sacuudiga markooda hore waxee necbaa
jireen, siyaasiinta Ingriiska iyo
Maraykanka , marka oo bilaawday Dagaalkii
Gacanka oo u dhaxeeyay QM iyo Ciraaq
sanadka marka oo ahaa 1991, sacuudiga
waxee militari soo dhoobtay
xuduudkeeda, isla markaas neh sacuudiga
waxaa lagu soo weeraray sawaariikh
meesha oo dagaalka ka dhacaayay ,
waxeena ku dhaceen magaalada Riyaadh
ee sacuudiga, Waqtigaas kadib sacuudiga
waxoo saaxiib fiican la noqday wadanka
mareykanka. Boqorkii sacuudi carabiya ee
Fahad, waxoo ahaan jiray boqor iyo raiisul
wasaare oo loo doortay sanadka marka oo
ahaa 1982ii, waxoo dhintay 2005ta,
Kadibneh waxaa bedelay Cabdullahi bin
Cabdul Casiis Al Sacuudi .
Dhaqaale
sacuudiga waxa oo aad u soo saaro waxaa
a mid ah saliida ceeiinka iyo shidaalka.
jawiga
wadanka sacuudiga waa wadan aad iyo aad
u kulul sapaptuna waxa eey tahay waxaa
ku yaalo saxaro weyn oo daboola 40%
wadanka dhsn
MAKKAH
waa magaaladii uu ku dhashay nabigeena
muxammad scw waana magalo qadiimi ah
waana wadnaha muslimiinta waana
magaaalo eey ku faaanaaan muslimiinta
waa magaalada loola jeesto salaada
waxaana ku yaalo kacbada beytkii alle
masha allah nasiib badanaa ninkii ku
noooool