Qiso diini ah oo gaban oona na tuseesa
wadada saxda ah ……….
Waxaa jiray wiil dhalin yara ah oo 16 jir
ahaa woxoo ahaa wiil ey waalidiintiisa ku
da daaleen tarbiyadiisa woxoo ahaa wiil
diinta ku fir fircoona oona jeclaa mar
walbo in afkiisa iyo gacantiisa dadka ey ka
nabad helaan dad ma uusan dulmin jirin
salaada waqtigeeda ayoo ku dukan jiri
sadaqada woo dhiiban jiray macsidana
woo iska ilaalin jiray woxoo ahaa nin
naftiisa ka adag maalin maalmaha ka mid
ah asagoo fadhiya masjid aqrinaayana
qur,aan woxoo sugaayi salaada casir ilaa
laga aqimaayo kadib daqiiqado waxaa loo
istaagay salaada woxoo isku duubay
kutubki uu aqrinaayi woxoo u istaagay
salaada in uu dukado kadib woo wareeray
wadnaha ayaana aad u garaacmay woxoo
ku dhacay dhulka waxaa ku soo kala orday
dadki masjidka ku tukanaayi waxaa loola
orday isbitaal marki diktoorka loo geeyay
ayaa la baaray diktoorka woxoo ogaaday
in uu aad u xanuunsanaayo xaladiisana aad
ey u xuntahay kadib diktoorka oo naxsan
oona is dhahaaya ninkaan bad baadi ayaa
wiilki woxoo gacanta ka qabtay diktoorka
woxoona dhagta ugu sheegay diktoorki
woo ooyay wiilki woo asha haatay woona
dhintay kadib ayaa dadki wexey
weydiiyeen moxoo kuu sheegay wiilkan
intuusan dhiman markaas ayoo diktoorki
yiri woxoo igu yiri ,,,..,.. diktoore waxba
ha is daalin aniga booskeega aan janada
ku lahaa hada ayaan arkaa …… subxaana
allaah ……….
{ َّﻥِﺇ ﺎَﻨُّﺑَﺭ ﺍﻮُﻟﺎَﻗ َﻦﻳِﺬَّﻟﺍ ُﻪَّﻠﻟﺍ َّﻢُﺛ ﺍﻮُﻣﺎَﻘَﺘْﺳﺍ ُﻝَّﺰَﻨَﺘَﺗ
ُﺔَﻜِﺋﻼَﻤْﻟﺍ ُﻢِﻬْﻴَﻠَﻋ ﺎَّﻟَﺃ ﺍﻮُﻓﺎَﺨَﺗ ﻻَﻭ ﺍﻮُﻧَﺰْﺤَﺗ ﺍﻭُﺮِﺸْﺑَﺃَﻭ
ِﺔَّﻨَﺠْﻟﺎِﺑ ْﻢُﺘْﻨُﻛ ﻲِﺘَّﻟﺍ َﻥﻭُﺪَﻋﻮُﺗ }