Baro cadowgaaga (Yahuuda iyo Shiicada)…Diy
aarna u
ahow habeen iyo maalin!!! Yahuuda, Iiraan,
Shiicada iyo beenaale Dajjaal!!!
———————————————
—————————-
————————
Taariikhda shiicada raafidada mid qarsoon ma
ahan laakin Soomaalida way
ka qarsooneed. Shiicada raafidada waxaa raafida
loogu bixiyey waxay
diideen oo aylacanadaan Abuubakar iyo Cumar,
Caa’isha, (RC) asxaabta oo
dhan lix keliya mooyee. Waxay rumeysan yihiin in
asxaabta oo dhan
gaaloobeen lix asxaabi mooyee. Cumar ibnu
khataab (RC) waxaa tooreey ku
muday oo dilay nin Iraani majuuzi ahaa oo la dhihi
jiray Abuu Lu’lu’a Al
Majuuzi, Shiicada raafidada Iraan ninkaan Cumar
ibnul Khataab (RC) dilay
waxay u dhiseen qabri lagu ziyaarto waxay u
bixiyeen ﺑﺎﺑﺎ ﺷﺠﺎﻉ ﺍﻟﺪﻳﻦ Baaba
Shuujaacuddiin; geesigii weynaa ee diinta u
gargaaray markuu dilay
cadawgooda Cumar.Shiicada Iraan ee raafidada
waxay shacbi sunni ah oo
Carab ah oo ay dhulkooda loo yaqaan AlAxwaaz ay
ku gumeystaan,
ahlusunnaha ku nool Al Axwaaz oo dhan way
gumaadaan, inay xiraan oo
xabsi ku hilmaamaan, inay dilaan. Iraan
caasimadeeda waxaa ku yaal
kaniisado iyo sawmacado yuhuud, macbad hindi,
waxaa keliya aan loo
ogoleen oo mamnuuc ka ah masjid ahlusunnaha.
Shiicada raafidada oo dhan
iyo kuwa Iraan salaadooda way ka duwan tahay
salaada muslimiinta, waad
aragteen dhagax yar ayay ku sujuudaan waxay
aminsan yihiin dhulka oo
dhan waa najas maadaama dhiiga imaam Xuseen
ku daatay, dhagaxa laga
keeno Karbala ( Ciraaq ) keliya mooyee.Shiicada
raafidada waxay aminsan
yihiin in Qur’aanka Kariimka uusan aheen kitaab
sax ah, waxay heystaan
kitaab gaar ah loo yaqaan masxaf Faatima.
Shiicada Iraan raafidada
diintooda waxaa ka mid ah (ALTUQYA) oo ah
siyaaseen iyo khiyaamid, u ilko
cadeey u muuji qalbi furnaan ahlsunnaha haddii
aad aragtid isla markaana
hoosta ka jar ha u naxriisan waa cadawgaada.
Maalmihii uuu soo baxay
Khomeynigooda dad badan oo Soomaalideena ah
ayaa u heystay halyeey
Islaamka u soo baxay, u gargaari doono diinta.
Khomeyni wuxuu ahaa
cadawga Islaamka qarsoon. Taarikkhdiisa ayaan
idin keeni doonnaa waxaad
la yaabi doontiin ninka qofkuu ahaa iyo qolada
xukunka u dhiibtay.Shiicadan
raafidada waa kuwa maanta u hiilinaaya xukunka
Suuriya oo iyagana
shiicada ugu xun ( Nuseyri ) ah. Iraanta shiicada
raafidada waxay u dirtay
xukunka Suuriya ciidan iyo hub si loo gumaado loo
dildilo ahlusunnaha, waad
aragtaan sida shacbiga Suuriya ahlsunnaha loo
gumaadayo. Gabar maclimad
ka ah dugsi ku yaal waddanka Baxreyn waxay wiil
arday ku qasabtay maalin
walba inuu cagaheeda dhunkado muddo shan
bilood maxaa yeelay iyadu waa
shiica raafida wiilkana magaciisa waa Cumar
Khataab. Qoladaan
cadaawanimadooda heerkaan gaarsiisan ma u
maleyneysiin inay naxriis
darteed ugu gargaarayaan ahlsunnaha
Soomaaliya?!. Goor dhow waxay
gargaar u keeneen shacabka Soomaaliya. Qaar
aqristayaasha ka mid ah
ayaa khaladkii hore ku dhici doona waxay u fekeri
doonaan maadaama
gaaloba aan ka qaadanay maxaan ku diideynaa
dad leh muslimiin ayaan
nahay oo gargaar noo keenay. Haddii sidaa u
fekertid waad qaldan tahay
waad arki doontaa sababta aan si daran ugu
digaayo shiicada raafidada
Iraan._______________________________________
_________________________________
__________________Walaalayaal waxaan ka digeynaa
qatar aan mar hore
Soomaaliya waxba ka ogeen, bal inay qatartaasi
jirto iyo in kale ka
warehynin. Laakin maanta Soomaaliya waa irid
furan, markii ay gaajo iyo
macluul jirtona waxaa bata ugaarsiga dadka ay
aafadu asiibtay.
Iyadoo Kiristanka caado u aheed in ay
caawinaadda ku soo qariyaan
gaaleeysiin ayaa waxaa bilowday Yuhuudii
Sahyuuniyada oo soo
hunguriyeystay shucuubta abaaraha iyo dagaalada
ku tabalaayesan.
Yuhuuda iyaga diintooda in la soo galo qofna ma u
oggola laakin waxay
rabaan oo keliya waa inay helaan kuwa u hiiliya oo
u codeeya si ay
dulmigooda ay ku heystaan dhulka Muslimiinta ee
barakeysan ALQUDUS u sii
heystaan. Iyadoo ay sidaa tahay arrinta ayaa
maanta waxaa Soomaaliya
gargaar la soo ordaaya qolo walba oo si qarsoon
mabda’ caqiida baadhil,
manhaj, nidaam, diin, inay fidiyaan u
socdaan.Qatarta aan Soomaalida ka
warheyn ayaa ah SHIICADA RAAFIDADA. Gaal
Kiristan ama Yuhuud waa tii
Soomaalida ay ka taxadarsaneed oo qof canug
walba looga digay war
buskutka uu kuu soo dhiibo ka qaado waana gaalo
iska ilaali waxba ha ka
dhegeysanin. Shiicada Raafidada waa lagu sirmaa,
waxay u labisan yihiin
sideenoo kale, camaamad weyn ayaa u duuban,
gar buu leeyahay, khamiis
dheer ayuu wataa, waxaaba laga yaabaa inuu
bakoorad iyo tusbax kuu soo
qaato.SHIICADA Raafidada ayaan ka hadli
doonnaa, waxaan idin tusin
doonnaa sida ay u xun yihiin oo qatartooda ama la
siman tahay ama ka
daran tahay Kiritsnka iyo Yuhuuda. Waxaan keeni
doonnaa dokuemntiyaal
cad, sawiro, qoraaladooda, waxaan idin tusin
doonnaa siday Abuubakar iyo
Cumar ( radhiyallahu canhum u necban yihiin ),
waxaan idin tusin doonnaa
siday u cadaaweystaan asxaabta oo dhan, waxaan
si cad oo qeexan idin
tusin doonnaa inay u socdaan inay shiica ka
dhigaan Ahlusunnaha. Wadamo
Afrika badan ayay sidaa ku galeen waxay u
keeneen caawinaad cunto iyo
dhar, waxay si tartiib ah u geliyeen diintooda
SHIICADA raafidada. ISKA
ILAALIYA SHIICADA WAA SHAYAADHIIN, QOFKII U
TAGA OO RUMEEYO
WAA GAAL, WAA GAALOOBAY, WAANA KAAFIR.
ﺑﺴﻢ ﺍﻟﻠﻪ
ﺍﻟﺮﺣﻤﻦ ﺍﻟﺮﺣﻴﻢ ﻗﺎﻝ ﺗﻌﺎﻟﻰ : { ﻭَﺇِﻥْ ﺗُﻄِﻊْ ﺃَﻛْﺜَﺮَ ﻣَﻦْ ﻓِﻲ ﺍﻟْﺄَﺭْﺽِ ﻳُﻀِﻠُّﻮﻙَ ﻋَﻦْ
ﺳَﺒِﻴﻞِ ﺍﻟﻠَّﻪِ ﺇِﻥْ ﻳَﺘَّﺒِﻌُﻮﻥَ ﺇِﻟَّﺎ ﺍﻟﻈَّﻦَّ ﻭَﺇِﻥْ ﻫُﻢْ
ﺇِﻟَّﺎ ﻳَﺨْﺮُﺻُﻮﻥَ ‏( 116 ‏) ﺇِﻥَّ ﺭَﺑَّﻚَ ﻫُﻮَ ﺃَﻋْﻠَﻢُ ﻣَﻦْ ﻳَﻀِﻞُّ ﻋَﻦْ ﺳَﺒِﻴﻠِﻪِ ﻭَﻫُﻮَ ﺃَﻋْﻠَﻢُ
ﺑِﺎﻟْﻤُﻬْﺘَﺪِﻳﻦَ ‏( 117 ‏) ﻓَﻜُﻠُﻮﺍ ﻣِﻤَّﺎ ﺫُﻛِﺮَ ﺍﺳْﻢُ ﺍﻟﻠَّﻪِ
ﻋَﻠَﻴْﻪِ ﺇِﻥْ ﻛُﻨْﺘُﻢْ ﺑِﺂَﻳَﺎﺗِﻪِ ﻣُﺆْﻣِﻨِﻴﻦَ ‏( 118)} ﺳﻮﺭﺓ ﺍﻷﻧﻌﺎﻡ Assacdi
tafsiirkiisu wuxuu ku yiri isaga
oo fisiraya aayadaahaasi kor aynu ku xusnay,
hadal micnihiisu uu yahay:
(Badankooda qaloociyay (bed bedelay) diinkooda,
(haleeyay) camalkooda,
(fasahaaday) cilmigooda . Diintooda waa fasaad,
camalkooda waa mid
niyadooda sida ay jeceshahay ah, cilmigoodana
waa mid aanu sugnayn,
kuna gaarsiineyn jidka toosan, iskaba daa
hadafkoodu waa in ay raac
raacayaan malo aan xaqa waxba ka tareyn,
Allaahna ka been sheegaya oo
qiyaas iskaga dayaya, wax aysan ogayn. Qof
sidaas oo kale ahna, Allaah
waxaa la gudboonaatay in uu uga digo
adoomadiisu, una sheego
arrinkooda, sababtoo ah kani – in kasta oo nebiga
Sallallahu Caleyhi wa
Sallam lagula hadlay – umaddiisuna isaga ayey la
mid tahay oo ay ku
xukuntahay. Allaah yaa ka run sheeg badan, isaga
ayaana ugu ogaal badan
midka jidkiisa ka dhunsan, iyo midka jidkiisa ku
hanuunsan ee hanuunka
wada, sidaas darteed waxaa waajib idinku ah –
Mu’miniintow – in aad
raacdaan naseexadiisa iyo awaamirtiisa iyo ka
hartaan waxa uu idinka
reebay isaga ayaa idinkaga ogaal badan
masaalixdiina, idinkagana naxariis
badan nafaftiina] wuu dhamaaday hadalkiisu
Allaah ha u naxariisto ﻭﻗﺎﻝ ﺗﻌﺎﻟﻰ
{ ﻓَﻠَﺎ ﺗُﻄِﻊِ ﺍﻟْﻤُﻜَﺬِّﺑِﻴﻦَ ( Image ﻭَﺩُّﻭﺍ ﻟَﻮْ ﺗُﺪْﻫِﻦُ ﻓَﻴُﺪْﻫِﻨُﻮﻥَ ‏(9 ‏) ﻭَﻟَﺎ ﺗُﻄِﻊْ ﻛُﻞَّ
ﺣَﻠَّﺎﻑٍ ﻣَﻬِﻴﻦٍ ‏(10 ‏) ﻫَﻤَّﺎﺯٍ ﻣَﺸَّﺎﺀٍ ﺑِﻨَﻤِﻴﻢٍ
‏(11 ‏) ﻣَﻨَّﺎﻉٍ ﻟِﻠْﺨَﻴْﺮِ ﻣُﻌْﺘَﺪٍ ﺃَﺛِﻴﻢٍ ‏(12 ‏) ﻋُﺘُﻞٍّ ﺑَﻌْﺪَ ﺫَﻟِﻚَ ﺯَﻧِﻴﻢٍ ‏(13 ‏) ﺃَﻥْ ﻛَﺎﻥَ
ﺫَﺍ ﻣَﺎﻝٍ ﻭَﺑَﻨِﻴﻦَ ‏( 14 ‏) ﺇِﺫَﺍ ﺗُﺘْﻠَﻰ ﻋَﻠَﻴْﻪِ ﺁَﻳَﺎﺗُﻨَﺎ
ﻗَﺎﻝَ ﺃَﺳَﺎﻃِﻴﺮُ ﺍﻟْﺄَﻭَّﻟِﻴﻦَ 15)}) ﺳﻮﺭﺓ ﺍﻟﻘﻠﻤﻌﻦ ﺃﺑﻲ ﻫﺮﻳﺮﺓ ﺭﺿﻲ ﺍﻟﻠﻪ ﻋﻨﻪ
ﻗﺎﻝ : ﻗﺎﻝ ﺭﺳﻮﻝ ﺍﻟﻠﻪ ﺻﻠﻰ ﺍﻟﻠﻪ ﻋﻠﻴﻪ
ﻭﺳﻠﻢ : ‏(ﺳﻴﺄﺗﻲ ﻋﻠﻰ ﺍﻟﻨﺎﺱ ﺳﻨﻮﺍﺕ ﺧﺪّﻋﺎﺕ، ﻳُﺼَﺪﻕ ﻓﻴﻬﺎ ﺍﻟﻜﺎﺫﺏ ﻭﻳُﻜﺬَّﺏ
ﻓﻴﻬﺎ ﺍﻟﺼﺎﺩﻕ، ﻭﻳُﺆﺗﻤﻦ ﻓﻴﻬﺎ ﺍﻟﺨﺎﺋﻦ ﻭﻳُﺨﻮَّﻥ
ﻓﻴﻬﺎ ﺍﻷﻣﻴﻦ، ﻭﻳﻨﻄﻖ ﻓﻴﻬﺎ ﺍﻟﺮﻭﻳﺒﻀﺔ، ﻗﻴﻞ ﻭﻣﺎ ﺍﻟﺮﻭﻳﺒﻀﺔ ﻳﺎ ﺭﺳﻮﻝ ﺍﻟﻠﻪ ؟
ﻗﺎﻝ : ﺍﻟﺮﺟﻞ ﺍﻟﺘﺎﻓﻪ ﻳﺘﻜﻠﻢ ﻓﻲ ﺃﻣﺮ
ﺍﻟﻌﺎﻣﺔ ‏) ﺭﻭﺍﻩ ﺍﺣﻤﺪ ﻭﺍﺑﻦ ﻣﺎﺟﺔ ﻭﻫﻮ ﺻﺤﻴﺢ Kadib markii
cadowga iyo saaxibka la isku
dhex labay;Kadib markii la isku dayay in
Muslimiintu gacanta loo giliyo
cadowgooda gaalo;Kadib markii Shiicadu Muslim la
dhahay;Kadib markii
shiicadu nala yiri walaalo ayaad tihiin;Kadib markii
rajada Muslimiintu lagu
xeray saaxibadada Yahuuda ee shiicada;
Kadib markii diinta iyo nolosha la kala saaray,
diintana la isku dayay in
lagu koobo masaajidaha;Kadib markii Shaydaan
hogaanka loo
dhiibtay;Kadib markii ay gaalo noo dejisay habka
aynu u noolaan
lahayn;Kadib markii Allaaha og maslaxadeena naga
og iyo waxa qarsan iyo
waxa muuqda iyo waxa lasoo dhaafay iyo waxa
soo socda la beeniyay;Kadib
markii wuxuu uu naga reebay loo tar tamay;Kadib
markii Allaah qof aan
ahayn in uu wax tari karo la mooday;Kadib markii
umadu loo sheegay in ay
yahuud wax dad u qabtaan; ﻗﺎﻝ ﺗﻌﺎﻟﻰ : { ﻭَﺇِﺫَﺍ ﻗِﻴﻞَ ﻟَﻬُﻢْ
ﺃَﻧْﻔِﻘُﻮﺍ ﻣِﻤَّﺎ ﺭَﺯَﻗَﻜُﻢُ ﺍﻟﻠَّﻪُ ﻗَﺎﻝَ ﺍﻟَّﺬِﻳﻦَ ﻛَﻔَﺮُﻭﺍ
ﻟِﻠَّﺬِﻳﻦَ ﺁَﻣَﻨُﻮﺍ ﺃَﻧُﻄْﻌِﻢُ ﻣَﻦْ ﻟَﻮْ ﻳَﺸَﺎﺀُ ﺍﻟﻠَّﻪُ ﺃَﻃْﻌَﻤَﻪُ ﺇِﻥْ ﺃَﻧْﺘُﻢْ ﺇِﻟَّﺎ ﻓِﻲ ﺿَﻠَﺎﻝٍ ﻣُﺒِﻴﻦٍ
‏( 47)} ﺳﻮﺭﺓ
ﻳﺲ Kadib markii mid waliba
oo Jaahil gaalo raac ah uu ka hadlay
arrimaheena;Kadib markii dabaal
waliba calmaani ah uu isku dayay inuu iska dhigo
mid maslaxadeena ka
talinaya;Kadib markii http://www.canadiansoma
licongress.com/Kadib
intaas kadib; waxaynu go’aansanay in aynu
fadeexeyno, Yahuuda iyo
Shiicada iyo kuwa daba socda, iyo kuwa umadda u
sheega in ay labadaasi
wax u qaban karaan, iyo kuwa isku daya in rajada
umadda ay ku xeraan
labadaasi!!!Walaalayaal, barakallaahu fiikum,
nagala qayb qaata ololahaan
“Baro cadowgaaga (Yahuuda iyo Shiicada)…Diy
aarna u ahow habeen iyo
maalin” oo ka sheeg waxa aad ka ogtahay ama ka
baar waxa aad ka baari
karto Yahuuda iyo Saaxibadooda Shiicada, si aynu
kor ugu qaadno wacyiga
walaalaheena Muslimiinta ee Soomaaliyeed, si mid
kale oo nacas ah uusan
isku dayin inuu naga dhaadhiciyo ka qeyb
qaadashada waxa ku qoran link-
ga aan kor idinkugu soo gudbiyay oo kale ama
wixii kaloo lamid ah!!!
[Saxiixul Muslim, Buuga 41-aad, Xadiithka 7034,
Anas ibnu Maalik
radiyallaahu canh wuxuu weriyay in, nebiga Allah
Sallallahu Caleyhi wa
Sallam uu yiriDajjaal waxaa raaci doona
todobaatan kun ka mid ah
Yahuuda Asfahaan, oo qaba (labisan) Shaalka reer
Faaris)Asfahaan waa
magaalo ku taal Iiraanta hadda, waana magaalada
labaad Tehraan
kadibJamhuuriyadda Shiiciga ee Iiraan waa ay
kashifantay
(fadeexowday)Gaashaanbuurta Shiicada iyo
Dulaanka Sahyuuniyadda
Kirishtiyaanka iyo Nijeesta Yahuuda ay uga soo
horjeedaan Islaamka iyo
MuslimiintaCaddeyntani waxa ay diirada saari
shirqoolka Jamhuuriyadda
Shiiciga ee Iiraan ay u maleegeen Imaarada
Islaamiga ee Afgaanistaan iyo
sidoo kale muslimiinta Ciraaq. Fadlan u gudbin inta
ugu badan ee aad
awoodo, kashifna gaashaanbuurta munaafiqiinta ay
la galeen Yahuuda
nijeesta ah iyo duulaanka Sahyuuniyadda
Kirishtiyaanka, si dadka oo dhan
ay u arkaan xaqiiqda neceybka Jamhuuriyadda
Shiiciga ee Iiran ay u hayaan
muslimiinta oo dhan. Yaanan lagugu sirin oo
caqliga lagaaga qaadan
hadalka quruxda badan ee Iiraan ee Galbeed iyo
Sahyuuniyad
neceybka.Madaxa Iiraan Maxmuud Axmadinijaad
waa munaafiq shiicada
Iiran oo kale ah: Madaxa Shiicada Iiraan Maxmuud
Axmadinijaad oo reer
galbeedku ay u sawireen sheydaan raba in uu bur
buriyo Galbeedka, si uu u
matalo looguna arko qof la eg ama ay ka dhab
tahay buun-buuniskani ay
faafiyeen badi warbaahinta; madaxa Iiraan
Maxmuud Axmadinijaad wuxuu
afka ka cambaareeyaa gumeysiga caalamiga ee
reer galbeedka iyo
Sahyuuniyadda, laakin hoos ahaan shiicada Iiraan
waa taageeraha
(saaxibka) koowaad ee keli jirnimada iyo xoog wax
ku maquuninta reer
galbeedka iyo Sahyuuniyadda. Si ay u cadeyso
daacadda ay u tahay
barnaamijka keli jirnimada ee reer galbeedka iyo
Sahyuuniyadda, 2001-da
Iiraan waxay xuduudkeeda u furtay duulaanka
Kirishtiyaanka iyo
Sahyuuniyadda ee xoogaga argagixisada
Mareykanka ee nijeesta ah si ay u
weeraraan Muslimiinta Afgaanistaan iyo kadibna
kuwa reer Ciraaq.
Bilowgiiba Iiraan waxay si buuxda ula shaqeysay
duulaanka xoog wax ku
maquuninta reer galbeedka iyo Sahyuuniyadda
nijeesta ah si ay gacan weyn
uga geystaan shirqoolka lagala soo horjeedo
Muslimiinta iyo xoog ku
qaadashada kheyraadka Allaah uu dunidani ku
maneystay. Labo weji leyda
Iiraan gacan ayey ka geysatay welina ka
geysaneysaa laynta Mareykanka
iyo Sahyuuniyaddu ay ku hayyaan muslimiintu. Hal
Fatwa baneyneysa in
Jihaad lagala hortago xoogaga gumeysiga ee
xooga ku haysta Afgaanistaan
iyo Ciraaq ma aysan soo saarin Culimada Shiicada
ee Iiraan, iskaba daa oo
waxa ay u fasaxeen xoogaga gumeysiga ee
nijeesta ah ee Mareykanka iyo
Naato in ay baab’iyaan oo ay xasuuqaan
Muslimiinta Ciraaq, kuwa
Afgaanistaan iyo kuwa kale ee ku dhaqan qeybaha
kale ee caalamka. Si
kastaba haa ahaato, arrinkani ee ah in dhiiga
Muslimiiinta ay ku iibsadaan
xoogaaga faa’idada lacagta ah ee ay helayaan
ayaan ahayn arrin ku cusub
Shiicada, taariikhda ayaa inoo sheegeysa siina
wadi doonta in goor waliba
ay daaha ka rogto neceybka Shiicadu ay u qabto
Muslimiinta, iyaga oo
aanan weligood lumin hal fursad ay u arkaan in ay
ku dhagri karaan
Muslimiinta, sidaas awgeed fursad ha u siin
Munaafiqiintu in ay ku siraan,
sababtoo ah waa waxa ay Iiraan iyo Maxmuud
Axmadinijaad ay
yihiin.Saxiixul Muslim, Buuga 41-aad, Xadiithka
7034-aad, Anas ibnu
Maalik radiyallaahu canh wuxuu weriyay in nebiga
Allah Sallallahu Caleyhi
wa Sallam uu yiriDajjaal waxaa raaci doona
todobaatan kun ka mid ah
Yahuuda Asfahaan, oo qaba (labisan) Shaalka reer
Faaris.OGOOW
WALAALKA MUSLIMKA AH EE U MALEEYA
RAWAAFIDDA ISLAAM IN AY
WAXBADAN KAMAQANYINIIN XIRIIRKA U
DHEXEEYANA UUSAN WAR
UHAYNIN WAXAAN KULA TALINAAYAA IN UU
BAARI ilaahay ayan ka
baryaynaa inuu nooga hiilliyo Kuwan, camalkeena
ilaahay khalis haka
dhigo