Farah Garane

HOPE:                                                           Reading, Driving,

GENDER :                                                      Male

BIRTH:                                                            July 20,1993

PLACE OF BRITH :                                       Jalalaqsi Hiiraan, Somalia

HOME TOWN:                                                Gode Ethiopia

CURRENT CITY:                                            Luanda Angola

DISTRICT:                                                        Lamo Ethiopia

RELIGION:                                                       Muslim Sunni

CITIZENSHIP:                                                 Ethiopian

WORK:                                                              Workshoper


Farah Garane (Af-Carabi: فأرج كارن  Af-Ingiriis: Farah Garane Af-Soomaali: ‘Faarax Gaarane waa Somali Socialist. Waxaa Uu Kamid yahey Dhasha Ree Garane Fatule Ree Gaarane Faatule

Waxaa u Kudhashey Deegaanka Jalalaqsi, ee Gobolka Hiiraan, ee Dalka Somalia sanadii 20 july 1993 iyadoo ay xiliyadaas Dalka Kasocde dagaaladii Sokeeye ee dalkii hareeyey illaa maantana kasii socda.

Waxaa Adkaatey kunoolawnshiyah Dalka Somalia Waxaana Suurtogal Unoqotey In ay Kasoo Hayaamaan Somalia Iyagoo Soogalay Dhulka Soomaalida Ethiopia Gaar ahaan Gobolka Gode ee Ismaaamulka Dowlad Deegaanka Soomaliyeed ee Ethiopia iyadoo Uu halkaa kabilaabey Waxbarashadii oo ay iigu horeysey dugsi Qur’aamka kariimka Lagu Barto sanadii 1998 Isla sanadii xigteyna ee 1999 Waxaa u kamid noqdey ardeyda wax kabarato dugsiga Hoose/Dhexe ee Ugaas mashkooke ee Gobolka Gode.

Halkaa waxaa Ooga Bilaabatey Nolol xiisa badan walloow Usan garanjirin nolosha dhabta ah iyo meesha ay sal-saar lalaadahey.

Iyadoo uu Halkaa Kuqaatey Nolol aad Uqurux Badan Oo kudhisnayd Farxad, Xiiso aan dhamaad laheyn, midaas oo wakhtiyada qaar Usan Garan jirin xiliga waagu u dilaacey iyo xiliga ay cad ceedu dhacdey.

Waxa Una halkaaa kasii wadey waxbarashadii iyadoo sanadkii 2006 Dugsiga dhexe ee Ugaas mashkooke Kaqeyb Galey Sanad Dugsiyeedkii Wakhtigaas, sanadii xigteyna u usoo wareegey Galaaska 7aad sandii 2007 isla sanadkaasna waxa u fursad uhelay in Uu sanadkaas Gudihiisa U laba Fasal Uu wax uga barto.

Waxa una Kunaloonayay in ay U suurto Gasho mid kamid ah Riyooyinkiisii, Waxa Una natiijo fiican kasoo hoyey dugsiga.

Dugsiga Hoose/dhexe ee Ugaas Mashkooke Waxaa Uu Kamid Noqdey Ardeydii Ufariisatey Sanad Dugsiyeedkii 2008 ee Dugsiga sare ee gobolka Gode Gode Hight School.
  Sanadii xigtey ee 2009 Waxaa Uu Uga Gudbey Galaska 10aad Waxaana timid natiijadii Galaaska 10aad ee aan uga gudbi lahaa Galaaska 11aad ama Parperotery.

       SAFARKII CIDLEEYE

Nasiib xumo waxaa Soo wajahdey in uu isaga soo taggo dalkii oo usoo kacatimo dalka kenya Runtii Dalkan Cusub ee Uu soo Ambaqaadey ee kenya lamid ma aheyn Halkii Uu Markii hore Kasoo Caga dhigtey, Waxaa Isbadal weyn Ku yimid Noloshii Caadiga aheyd Laqabsiga Bulsho Kugu Cusub Taasoo Soo dadajisay In uu Kufikiro In uu Dib ugu noqdo Halkii Uu Macruufka ka ahaa. Laqabsiga Nolosha Cusub ayaa Caqabada ugu Weyn ku aheyd Si kastaba Ha Ahaatee Xaajadu waxay Isbadashey Markii Uu Asxaab Kuyeeshey Xerada Qaxootiga ee Ifo Kuwaas Oo Ka Caawiyeen In ay Farta Ugu fiiqaan Halka Uu Hamigiisu Yahay, Si kastaba Ha Ahaatee Faarax Waxa uu Bilaabey Waxbarashada Shiqsiyaadka ah (Private) Sidoo Kale Waxa Uu Bilaabey In uu Iska Diwaangaliyo Dugsiyada ay Hay’adu Maamusho.

Iskusoo wada Duubo Nololasha Qaxootinimo Ayaa Ah mid aad U adag taas oo qofka waxyaabo badan oo uu xaq Uleeyahey Dafirta Halka Ay falalka Noocyadooda Kala Duwan Usahleyso in Uu Ku dhaqaaqo Taas oo Nolol Badan Dhaafsiisa Dunidaan aan Kunoolnahey.